Dagaal ka soo cusboonaaday Suudaan

0
315

Waxaa lagu soo warramayaa in mar kale uu dagaal xooggan dhex maray ciidamada qalabka sida ee Suudaan iyo saraakiisha RSF.
Dagaalka ayaa laga soo tabiyay caasimadda Suudaan ee Khartoum.
Shacabka ayaa sheegaya in saraakiisha RSF ay isku dayeen inay la wareegaan saldhigyada militariga.
Duqeymo dhanka cirka ah ayaa lagu bartilmaameedsaday Waqooyiga caasimadda Suudaan.