Wasiir ku xigeenka wasaaradda difaaca ee dalka Ukraine ayaa sheegay inuu dhacay dagaal culus
Tani ayaa imaanaysa iyadoo ciidamada qalabka sida ee Ukraine ay ku sii durgayaan dhanka magaalada Bakhmut.
Toddobaadkii hore ayay ahayd markii Ukraine ay shaacisay in ciidamadeeda ay dib ula wareegeen dhul dhan 37.4 kiilomitir oo isku wareeg ah oo ay horay u qabsadeen saraakiisha Ruushka




