Madaxa siyaasiyiinta laga tirada badan yahay ee baarlamaanka, Opiyo Wandayi oo la hadlay telefishinka maxalliga ee Citizen ayaa sheegay in madaxda isbeheysiga mucaaradka ee Azimio La Umoja sida Raila Odinga, Kalonzo Musyoka, barasaabyada ismaamullada Kisumu, Siaya, Homa Bay iyo Migori ama guud ahaan ilaa 50 siyaasi oo ka tirsan mucaaradka lagala laabtay ciidamadii ilaalinayay.
Xoghayaha Guud ee xisbiga ODM ahna senatarka ismaamulka Nairobi, Edwin Sifuna ayaa dhankiisa sheegay inay jiraan isku dayo lagu carqaladeynaya nidaamka dhijitaalka ee ay mucaaradka saxiixyada ku uruurinayaan ee loogu magacdaray Tumechoka Initiative.
Home Wararka Kenya Ciidamadii ilaalinayay Raila, Kalonzo iyo barasaabyada 4 ismaamul oo lagala laabtay




