Ciidamada Turkiga oo sheegay inay dileen hogaamiye ka tirsan kooxda ISIS

0
296

Ciidamada sirdoonka Turkiga ayaa dilay hogaamiyaha kooxda ISIL (ISIS), Abu al-Hussein al-Hussein al-Qurashi, sida uu ku dhawaaqay madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan.
Erdogan ayaa sheegay in sirdoonka Turkiga ay muddo dheer isha ku hayeen hogaamiyaha kooxda mayalka adag ka hor inta aysan bilaabin howlgalkooda.