Ciidamada Israa’iil oo boqolaal qof oo Falastiiniyiin ah ku dhaawacay masjidka Al-Aqsa

0
556

In ka badan 170 Falastiiniyiin ah ayaa dhaawacmay ka dib markii booliska Israa’iil ay weerareen masjidka barakeysan ee Al-Aqsa xilii ay Falastiiniyiinta ku cibaadaysanayeen misjidkaasi.
Suntan dadka ka ilmaysiisa iyo jirdil ayaa lagu soo warramaya inay musliimnta ku sugneyd masjidka u gaysteen ciidamada Israa’iil.
Balse Falastiiniyiinta ayaa dhagaxaan ku weerarray ciidamada Israa’iil iyagoona ciidamo dhaawac u gaystay.
Toddobaadyadii ugu dambeeyay ayaa waxaa sii kordhayay xiisadda u dhaxeysa