Qoraal ka soo baxay wakaaladda wararka Soomaaliya ee Sonna ayaa sidatan u qornaa:
Ciidanka Xoogga Dalka ayaa gacanta ku dhigay madixii qaraxyada iyo caafimaadka Khawaarijta Al-Shabaab ee gobolka Mudug Salmaan Daadir, kaas oo lagu qabtay aagga Camaara isagoo maleegayay dhagar uu ku dhibaateyn lahaa Shacabka.
Dhagar-qabe Salmaan ayaa gaari ku waday xilliga la qabanayay agabka laga sameeyo waxyaabaha qarxa iyo daawooyin, waxaana gacanta ku dhigay qeybta 21-aad ee ciidanka Xoogga Dalka.
Home Wararka Soomaaliya Ciidamada dowladda Soomaaliya oo gacanta ku dhigay madaxa qaraxyada Al-Shabaab u qaabilsanaa...