Members of the Haitian police and forensics look for evidence outside of the presidential residence on July 7, 2021 in Port-au-Prince, Haiti. - Haiti President Jovenel Moise was assassinated and his wife wounded early July 7, 2021 in an attack at their home, the interim prime minister announced, an act that risks further destabilizing the Caribbean nation beset by gang violence and political volatility. Claude Joseph said he was now in charge of the country and urged the public to remain calm, while insisting the police and army would ensure the population's safety.The capital Port-au-prince as quiet on Wednesday morning with no extra security forces on patrol, witnesses reported. (Photo by VALERIE BAERISWYL / AFP) (Photo by VALERIE BAERISWYL/AFP via Getty Images)
Ciidamada amaanka ee Haiti ayaa toogasho ku dilay afar qof oo looga shakisanyahay inay dileen madaxweynahii Haiti Jovenel Moise waxayna qabteen labo kale, sida uu sheegay taliyaha booliiska ee dalkas. Agaasimaha guud ee booliska Haiti Leon Charles ayaa ku tilmaamay afarta qof ee ladilay inay yihiin “calooshood u shaqeystayaal” wuxuuna sheegay in ciidamada amaanka ay kujiraan dagaal xoogan oo ay la galayaan ragii dilay madaxweynaha shalay. Rag hubaysan ayaa weerar ku dilay madaxweynaha Hiati shalay halka marwadiisana ay dhawaac daran u gaysteen.