Cheruiyot “Siyaasiyiinta Azimio waa inay kala doortaan ka qayb galka wada hadallada iyo dibadbaxyada”

0
347

Hoggaamiyaha aqlabiyadda aqalka sare ee dalka Aaron Cheruiyot ayaa mucaaradka ku dhaliilay qorshaha ay dib ugu billaabayaan mudaaharaadyada ay hakiyeen iyagoo dhanka kale wada hadal la yeelanaya dowladda.
Cheruiyot ayaa qoraal uu maanta soo dhigay Twitter-ka waxaa uu siyaasiyiinta Azimio u sheegay inay kala doortaan ka qayb galka wada hadallada iyo dibadbaxyada.