Cali Jayte oo laga qaaday xilkii guddoomiyaha gobolka Hiiraan

0
205

Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jayte Cismaan oo ahaa nin ka dhex muuqday dagaalka ka dhanka ah maleeshiyada Al-Shabaab ayaa xilka laga qaaday, sida lagu sheegay wareegto ka soo baxday madaxtooyada Hirshabeelle, taas oo uu ku saxiixnaa madaxweyne Cali Guudlaawe.
Madaxweynaha Hirshabeelle ayaa sheegay inuu ku beddelay Cabdullaahi Axmad Maalin.
Wareegtada xil ka qaadista Cali Jeyte ayaa u qorneyd sidan: