Boqorka Morocco oo ah midkii lixaad boqor Maxamad ayaa farriin hambalyo ah u diray ra’iisul wasaaraha cusub ee Israa’iil Naftali Bennett.
Dhawaan ayay ahayd markii baarlamaanka Israa’iil uu u codeeyay xukuumadda uu hoggaaminaya Bennett ee 12 sano ka dib beddeshay midii Benjamin Netanyahu .