Boqolaal qof oo ku dhaawacmay howlgallo Israa’iil ay ka fulisay masjidka Al-Aqsa

0
580

Duullaan ay maanta ciidamada Israa’iil ka fuliyeen barxadda masjidka Al-Aqsa ee Quddus ayaa lagu soo warramayaa in boqolaal qof ay ku dhaawacmeen.
Ciidamada ayaa adeegsaday rasaas, sunta dadka ka ilimeysiisa iyo bambooyin.
Tani ayaa imaanaysa iyada oo ay jirto xasarsad sare oo ka dhalatay xuska maanta Israa’iil ay u dabaal degaysa haysashada Jerusalem.