Booliska Mombasa oo xiray 22 dhalinyaro ah

0
615

Booliska Mombasa ayaa xabsiga dhigay 22 qof oo dhalinyaro ah kuwaas oo lagu eedeeyay inay dambiilayaal yihiin.
ku xigeenka gudoomiye xaafadeedka Mwembe Tayari oo ay weheliyaan koox Boolis ah ayaa roondo ays ameeyeen u suurta gashay inay gacanta ku soo dhigaan dhalinyaradaas.
Dhalinyaradan ayaa xilikii gacanta lagu soo dhigayay isticmaalayay daroogada xashiishka ah.
Waxaa la sheegay in dadweynaha ay dhibaato ku hayeen .
Eedeysanayashan ayaa lagu heyn doona xarunta dhexe ee Booliska Mombasa inta maxkmada laga soo taagayo