Booliiska UK oo toogtay nin weerar gaystay

0
677

Ciidamada booliiska ee Ingiriiska ayaa sheegay in ay rumeysan yihiin inay toogteen qof looga shakiyay inuu ruux kale toorriyeeyay sidoo kalena uu dad baabuur ku jiirsiiyay meel macbad ah.
Dhacdooyinkan ayaa laga soo tabiyay Waqooyiga Manchester.
Waxay hoosta ka xarriiqeen in falkaasi ay u wajahayaan mid argagixiso.