Ciidamada booliiska ee aagga Kerio Valley ayaa lagu soo warramayaa inay ka hor tageen fal burcadnimo oo la doonayay in la fuliyo.
Tani ayaa timid ka dib markii saraakiisha ammaanka ay heleen warbixin horudhac ah.
Saraakiisha booliiska caadiga ah iyo kuwa keydka ayaa iska kaashaday ka hor tagga qorshaha burcadda.
Wararka ayaa intaasi ku daraya in ciidamada ammaanka ay sidoo kale soo celiyeen xoolo dhan 1300 oo la dhacay kuwaaso lagu wareejiyay milkiilayaasha.
Adeegga qaran ee booliiska ee NPS ayaa bayaan uu soo saaray dadweynaha uga mahadceliyay inay si degdeg ah warbixin ugu gudbiyeen ciidamada taasoo fududeysay in weerarka laga hor tago.
POLICE THWART A BANDIT ATTACK IN LOKORI
Today there was a report of impeding attack and stock theft by armed bandits along Kerio Valley.
National Police Service officers in collaboration with National Police Reservists acted swiftly and successfully repulsed the bandits. pic.twitter.com/tmnfvCRV6k
— National Police Service-Kenya (@NPSOfficial_KE) December 26, 2022
The targeted livestock estimated to be 1300 was secured and handed over to the owners.
We laud the local community for promptly giving information to the police officers that assisted in thwating the attack.
— National Police Service-Kenya (@NPSOfficial_KE) December 26, 2022