Booliiska oo baaraya dhimashada arday dhiganaysay jaamacadda Maasai Mara

0
382

Saraakiisha booliiska ee ismaamulka Narok ayaa baaritaano ku sameynaya geerida mid ka mid ahaa ardayda jaamacadda Maasai Mara University .
Ardayga oo 20 sano jir ah ayaa lagu magacaabaa Adah Nyambura.
Waxaa meydkeeda Axaddii laga helay aagga loo yaqaano Macedonia iyadoo ay dhaawacyo uga yaallaan wajiga.
Saraakiisha baaritaannada sameynaya ayaa qabo tuhun ah in ardayadda la kufsaday ka hor inta aan la dilin.