Booliiska Machakos oo burburiyay agabka lagu cayaaro khamaarka

0
212

Ciidamada booliiska ee ismaamulka Machakos ayaa burburiyay 46 ka mid ah mashiinnada lagu cayaaro khamaarka.
Sidoo kale howlgalka oo ahaa mid iskudhaf ah ayaa lagu soo qabtay 62 kaartoon oo ah khamriga sharci darrada ah.
Waxaa howlgalka hoggaaminayay taliyaha booliiska ee Machakos Patrick Lobolia .
Waxaa uu warbaahinta u sheegay in howlgalka xalay 17 ay ku soo qabteen 17 qof oo khamri isticmaalayay.