Booliiska Homa Bay oo xiray 11 qof oo daabacayay shahaadooyin shaqo oo been abuur ah

0
284

Booliiska ismaamulka Homa Bay ayaa xabsiga u taxaabay 11 qof oo isku dayayay inay daabacaan shahaadooyin shaqo oo been abuur ah.
Eedeysanayaasha ayaa la qabtay iyaga oo ku howlan daabacaadda shahadooyinkan waxbo kama jiraanka ah.
Tallaabadan ayaa ku soo aadeyso iyadoo dowlad deegaanka Homabay ay wali ka socoto tirinta shaqaalaha ismaamulkaasi.