Biden oo sheegay inaynan qayb ka ahayn kacdoonka Ruushka

0
174

Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa sheegay in amar diiddada ka soo cusboonaatay Ruushka ay tahay halgan wadankaasi ka dhex jiro oo aynan qayb ka ahayn dowladda Maraykanka iyo saaxiibadeeda.
Dhanka kale madaxa kooxda Wagner Group ee Ruushka Yevgeny Prigozhin ayaa sheegay inuunan doonayn in la afgembiyo dowladda Ruushka.