Barlamaanka Japan oo si aqlabiyad ah u doortay Sanae Takaichi inay noqoto raa’iisul wasaaraha cusub ee dalkaas

0
535
Sanae Takaichi

Baarlamaanka Japan ayaa u doortay Sanae Takaichi in ay noqoto raa’iisul wasaarihii ugu horreeyay ee dumar ah.
Takaichi ayaa 237 cod ka heshay 465-ta kursi ee aqalka hoose ee baarlamaanka Talaadada maanta ah.
Marwo Takaichi ayaa waxaa ay bedeshay Shigeru Ishiba oo 7-dii bishii September ee sanadkan 2025-ka xilka iska casilay.