Guddoomiyaha ismaamulka Machakos Wavinya Ndeti ayaa ballan qaadday in ay dhameystiri doonto mashaariicdii horumarineed ee uu billaabay barasaabkii ka horreeyay ee Dr. Alfred Mutua kuwaasi oo uu hirgelintoodu hakadka ku yimid.
Waxay dhanka kale difaacday waxqabadka maamulkeeda gaar ahaan qaabka uu u maareeyo lacagaha loo qoondeeyay.
Guddoomiyaha Machakos ayaa dhanka kale shacabka ismaamulkaasi ku boorrisay in ay ka faa’iidaystaan roobabka da’aya oo ay abuuraan dalagyada kala duwan.
Home Wararka Kenya Barasaabka Machakos oo ballan qaadday dhameystirka mashaariicda uu hakadka ku yimid




