Bangladesh oo billowday howlgallo ka dhan ah koox isku tilmaanta islaamiyiin

0
678

Wararka naga soo gaaraya dalka Bangladesh ayaa sheegaya in gacanta lagu dhigay boqolaal ka mid ah xubnaha iyo taageerayaasha koox isku tilmaanto islaamiyiin.
Dadkan ayaa lala xiriirinayaa dibadbaxyo dhimasho sababay oo looga soo horjeeday safarkii ra’iisul wasaaraha India Narendra Modi ee bishii hore.