Banaanbax ka dhan ah dowladda dhexe ee Soomaaliya oo Shiirkole ka dhacay

0
439

Banaanbax lagu taageerayo taliyihii hore qaybta booliska gobolka Banaadir Saadaq John, ayaa xalay ka dhacay xaafadda Shiirkole ee degmada Hodan ee caasimadda dalka Soomaaliya ee Muqdisho
Boqolaal Shacab ah ayaa ku dhawaaqayay erayo ka dhan ah madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday.
Qaar ka mid ah Shacabka ayaa sheegay in waddooyinka qaar ay dowladda Soomaaliya ka xirtay.