Waxaa lagu soo warramayaa in la kala diray golaha xeer dejinta ee dalka Pakistan.
Tani ayaa timid ka dib mooshin ay xildhibaannada doonayeen inay xilka kaga qaadaan ra’iisul wasaare Imran Khan oo aan lagu guulaysan.
Waxaa baarlamaanka kala diray madaxweynaha Pakistan Arif Alvi daqiiqado ka dib markii uu talo ka helay ra’iisul wasaare Imran Khan.