Baarlamaanka oo meel mariyay hindisaha qaybsashada dakhliga qaran

0
126

Golaha qaran ee xeer dejinta ayaa ansixiyay hindise sharciyeedka la xiriira miisaaniyadda ay dowladda dhexe siinaysa ismaamullada.
Nidaamkan ayaa meel maray isagoo aan wax isbeddel ah lagu sameyn.
Hindise sharciyeedka ayaa waxaa ku xusan in dowladda dhexe ay sanad maaliyadeedka 2024/2025 ismaamullada ku wareejin doonto lacag dhan of 391.1 bilyan oo shilin.