Waxaa lagu soo warramayaa in baarlamaanka dalka Lubnaan uu markii 5-aad ku guuldareystay inuu madaxweyne soo doorto.
Tani ayaa mid cakiran ka sii dhigeyso xaaladda hoggaamineed ee wadankaaas ka jirto.
Waxaa sidoo kale uu wadanka Lubnaan wajahaya xaalad dhaqaale oo aad u liidato.