Baaritaan ku aaddan daacuunka oo ka socdo Koonfur Afrika

0
262

Dowladda dalka Koonfur Afrika ayaa weli wado baaritaan lagu xaqiijinaya sida uu ku billowday cudurka daacuunka ee wadankaasi ka dillaacay oo ay u dhinteen in ka badan 23 qof.
Bishii hore ayay ahayd markii xanuunkan laga soo tabiyay gobolka Hammanskraal oo u dhow magaalada Pretoria.