Waxaa marinka Rafah gaaray 12 baabuur ah oo sido xamuul gargaar ah.
Baabuurtan oo ay adeegsanaysa Bisha Cas ee Masar ayaa waxaa saaran cuntooyin, daawooyin iyo agab caafimaad.
Ururka Bisha Cas ee Falastiin ayaa xaqiijiyay in gargaarkan la gaarsiiyay.
Tan iyo 7-dii bishan waxaa inay Marinka Qaza gudaha u galaan loo oggolaaday 74 baabuur oo sido xamuul gargaar ah.