Isbeheysiga mucaaradka ee Azimio La Umoja-One Kenya ayaa bayaan ku sheegay inuunan wax isbeddel ah ku sameyn hoggaanka golaha hoose ee ismaamulka Garissa.
Junet Maxamad oo saxiixay qoraalka ayaa xusay in mucaaradka uunan marnaba isbeddel ku sameyn hoggaanka golahaasi sidaasi awgeedna ay doonayaan in xaaladda ay sii ahaato sidii hore.
Dhawaan ayay ahayd markii xilka hoggaamiyaha aqlabiyadda golaha hoose ee Garissa oo uu hayay wakiilka deegaanka hoose ee Galbeet Abubakar Khaliif uu la wareegay dhigiisa Dadaab Maxamad Cabdi Faarax.
The Azimio la Umoja One Kenya Coalition Party has not made any changes in the leadership of the Garissa County Assembly. The current leadership remains as is. pic.twitter.com/YFMOO99Nvp
— Azimio TV (@AzimioTv) September 7, 2023