Dhulgariir xooggan oo ku dhuftay Magaalada Istanbul ee dalka Turkiga

0
313

Dhulgariir xooggan oo cabirkiisa lagu qiyaasay 6.2 ayaa ruxay magaalada Istanbul iyo gobollada ku xeeran, sida ay sheegtay waaxda u qaabilsan arrimaha Masiibooyinka iyo Maareynta Gurmadka ee (AFAD).
Dadka ayaa la arkayay iyagoo ka baxaya dhismayaal, si uusan saameyn ugu yeelan dhulgariirka.
Ilaa iyo hadda lama soo sheegin khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay dhulgariirkaas.