DHEGEYSO:Xildhibaanka Tarbaj oo ku baaqey in laga shaqeeyo amniga

0
161

Xildhibaanka deegaan baarlamaaneedka ee Tarbaj Hussein Abdi ayaa ka hadlay xaaladaha amaan ee deegaanakas isagoona Bulshada ugu baaqey in ay ka wada shaqeeyaan amniga.
Mudanaha ayaa kormeer ku sameeyay xaaladaha ammaan ee Tarbaj iyo mashaaricda hormarineed ee ka so socda Tarbaj ee ismaamulka Wajeer.
Waxaa uu u mahadceliyay shacabkii soo doortay iyo laamaha ammaanka.