DEGEYSO: Hal qof oo lagu toogtay shaqaaqo ka dhacday beerta caanka ah ee Muthera

0
230

Waxaa shaqaaqo ka dhacday beerta caanka ah ee muthera ku geeriyoday hal qof.
Beerta oo cabir ahaan dhan 4296 hectar oo ku taallo deegaanka mau narok ee ismaamulka Nakuru ayaa tan iyo 1986 ay isku haysteen laba qoys oo sheegay in midba midka kale uu san laheen beerta.
Ciidamada booliiska ayaa sheegay in dadka ku lug leh falalka amni darrada ee ku harereysan beertan sharciga lala tiigsani doono.

Audio Player