DHAGEYSO:Madaxweynaha Maamulka Jubaland oo Golle Wasiiro Magacaabay

0
350

Wareegto ka soo Baxday Xafiiska Madaxweynaha Maamulka Jubaland oo Warbaahinta loo aqriyay ayaa waxaa lagu Magacaabay Gollaha Wasiirada Cusub ee Maamul Gobaleedka Jubbaland.
Madaxweynaha Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Jubaland ayaa labo Sano kadib dib u doorashadiisii Xalay Xili danbe ku dhawaaqay Golo Wasiiro oo isugu jira 23 Wsiir, 5 Wsiiro dowleyaal 22 iyo Wasiiro ku xigeeno.