Qoys ku nool xerada Ifo oo codsaday in laga caawiyo afurka iyo saxuurta.

0
101

Qoys kunool xerada qaxotiga ee ifo ayaa codsaday in laga caawiyo afurka iyo suxuurta kuwaas oo ku nool xalad adag oo dhanka nolasha ah Mohamed Baaruud Hussein oo la kulmay reerkan ayaa warbixintan Dadaab kasoo diray.

qofkii raba reerkan inuu caawiyo wuxuu kala xiriiri karaa :0768996936