Waxaa lagu soo warramayaa in militariga Israa’iil ay bambooyin ku weerareen Koonfurta caasimadda dalka Syria ee Dimishiq.
Waxaa halkaasi lagu dilay ugu yaraan 2 ruux.
Shacabka Syria ayaa walaac ka muujinaya joogitaanka ciidamada difaaca ee Israa’iil ee gudaha Syria oo lagu tilmaamay mid halis ah.