Guddoomiye Ku xigeenka Amniga iyo Siyaasadda maamulka Gobolka Banaadir Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) ayaa sheegay in maanta la soo gabagabeeyay kormeerkii 20-ka degmo ee loogu talo galay in lagu qabto diiwaangelinta cod-bixiyaasha doorashada.
Waxaa uu u mahadceliyay xubnaha guddiga doorashooyinka ee kormeerka sameynayay.
Home Wararka Soomaaliya Maamulka gobolka Banaadir oo ka hadlay kormeerka goobaha lagu qabanaya doorashada