Wararka Kenya Kulan ka dhan ah carruurta derbi jiifka ee Garissa oo la qabtay By star - February 10, 2025 0 399 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Waxaa magaalada Garissa lagu qabtay kulan looga arrinsanayay carruurta derbi jiifka ah iyagoona hal meel ah la isugu keenay carruurtan. Qaar ka mid ah dadkii soo qaban qaabiyay shirkaasi oo warbaahinta la hadlay ayaa yiri. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2025/02/Shirka-Garissa.mp3