DHAGEYSO: Wakiilka haweenka ee Kilifi oo ka hadashay afduubyada

0
288

Wakiilka haweenka ee ismaamulka Kilifi Gertrude Mbeyu Mwanyanje ayaa dowladda ka dalbatay in ay soo afjarto falalka afduubka iyo dilalka loo gaysto haweenka.
Waxay hoosta ka xarriiqday in dhacdooyinkan ay yihiin kuwo dhaawacaya sumcadda qaranka.
Waxay intaasi ku dartay in ay diyaar u tahay in ay saraakiisha ammaanka kala shaqeyso sidii falalkan xal waara loogu heli lahaa.