Barasaabka ismaamulka Nairobi Jonson Sakaja oo saaka wareysi gaar ah siinayay idaacadda maxalliga ee Radio Citizen ayaa sheegay in aan waratada gebi ahaanba laga eryin bartamah caasimadda dalka balse keliya la nidaamiyay ganacsigooda si loo xalliyo ciriiriga isku socodka gaadiidka iyo dadweynaha ee ka jiro magaala madaxda waddanka.