Guddoomiyaha degmada Kaxda Cabdullaahi Sheekh Cabdiraxmaan ayaa sheegay in la doonayo in shacabka Soomaaliyeed ay go’aan ka gaaraan sidii looga guuri lahaa doorasho dadban, loona aadi lahaa doorasho qof iyo cod.”
Mar uu arrimahani ka hadlayay ayaa hadaladiisa waxaa ka mid ah.