DHAGEYSO:Hirshabeelle oo ka hadashay xaaladaha Fatahaadaha

0
305

Wasiir ku xigeenka Beeraha iyo Waraabka Maamulka Hirshabeelle iyo Guddoomiyaha Gobalka Shabellada dhexe ayaa si wada jir ah uga hadlay Fatahaadda Wabiga Shabeelle ee go’doomisay magaalada Jowhar