DHAGEYSO:Dubat Cali Camey oo ku baaqay in la oggolaado tallaalka xoolaha

0
106

Guddoomiyaha golaha suuqgeynta xoolaha nool ee dalka kana mid ah waxgaradka gobolka Waqooyi Bari Dubat Cali Camey ayaa dadka xoolo dhaqatada ah ku boorriyay in aynan ka soo horjeedsan qorshaha ay dowladdu doonaysa in sanadka soo socdo ay ku tallaasho xoolaha.
Waxaa uu hoosta ka xarriiqay in xoola dhaqatada aynan wax dani ah ugu jirin dhaliilaha loo jeedinaya dowladda ee ku aaddan barnaamijkan.