Xildhibaanka laga soo doortay deegaanka Kimilili ee ismaamulka Bungoma ee galbeedka dalka Didmus Barasa ayaa soo dhaweeyay go’aankii ay maxkamadda sare ee dalka ku laashay hindise sharciyeedka BBI.
Waxaa uu sheegay in geddisocodka wax looga beddelayo xeerarka wadanka uusan xal u noqonayn dhibaatooyinka ay wajahayaan dadweynaha kenyaanka ah.
Waxaa uu ka codsaday madaxweynaha dalka iyo kuwa doonaya in wax laga beddelo dastuurka in aysan racfaan ka gudbin go’aankii maxkamadda sare maadaama ay sheegtay in geddisocodku uu ahaa mid aan sharciga waafaqsaneyn.
Mar uu arrimahan ka hadlayay ayuu mudanaha deegaan baarlamaneedka Kimilili yiri
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Madaxweynaha dalka oo laga codsaday inuusan racfaan ka gudbin go’aankii maxkamadda ee...