Waxaa laga dayrinaya xaaladda Cabdinaasir Ibraahim oo aad ugu xanuunsan xeryaha qaxootiga ee Dadaab.
Xanuunka waxaa u dheer macluul iyo hooy la’aan.
Ma haysto gogol iyo cunno, wuxuuna la nool yahay hooyadiisa oo iyadana naafo ah.
Waxay bulshada ka codsadeen in laga caawiyo culeysyada nololeed ee haysta.
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa qodobkan faahfaahinaya
Si loo caawiyo qoyskan waxaa lagala xiriiri karaa nambarka ah: 0768918727