Guddoomiyaha golaha suuqgeynta xoolaha nool ee dalka kana mid ah waxgaradka gobolka Waqooyi Bari Dubat Cali Camey ayaa shacabka ku boorriyay inay isku diiwaangeliyaan hannaanka cusub ee caymiska caafimaadka bulshada ee (SHA), si ay u helaan adeegyo caafimaad oo wanaagsan.
Waxaa uu dhaliilay dadka ka soo horjeeda qorsheyaasha horumarineed ee dowladda.
Dubat Cali Camey ayaa sidoo kale baaq u diray dadka xoola dhaqatada ah, xilli ay roobab da’ayaan.
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Dubat Cali Camey oo shacabka WQ ku boorriyay inay isku diiwaangeliyaan caymiska...