DHAGEYSO:Mandera oo maanta laga sameeyay roobdoon

0
284

Waxaa magaalada Mandera maanta lagu qabtay isku soo bax Alle looga baryayey inuu umadda roob siiyo.
Cabdiqafaar Cumar Ibraahim ayaa qodobkan oo dhameystiran Mandera ka soo diray.