DHAGEYSO:Mandera oo laga xusay maalinta adduunka ee cudurka AIDS-ka

0
262

Agaasimaha ka hor tagga faafidda cudurka AIDS-ka ee ismaamulka Mandera ayaa beeniyay warar lagu wadaagayay baraha ay bulshada ku wada xiriirto.
Arrintan ayuu ka hadlay xilli maanta Mandera lagu qabtay xuska maalinka adduunka ee cudurka AIDS-ka sida uu faahfaahinaya Cabdiqafaar Cumar Ibraahim.

Dhanka kale, waxaa xuska maalinta adduunka ee AIDS-ka iyo wacyigelinta shacabka maanta lagu qabtay Garissa sida uu warbaahinta u sharraxay sarkaal matalayay dowladda ismaamulka Garissa.