Guddoomiyaha gobolka Gedo Cabdullaahi Shimbir ayaa ka mahadceliyay sida loogu soo dhaweeyay degmada Garbahaarey.
Waxaa uu sheegay inuu raba in guddoomiyeyaasha degmooyinka gobolka Gedo ay 48 saac gudaheed ku caddeeyaan mowqifkooda ee doorashadii Jubbaland.