Shacabka ku nool magaalada Eldoret ee ismaamulka Uasin Gishu ayaa maanta dhigay dibadbax.
Waxaa ay ka cabanayaan shirkadda adeegga biyaha iyo maareynta bullaacadaha ee Eldoret ee ELDOWAS.
Shirkadda ayaa la sheegay in boqolkiiba 300 ay kordhisay qiimaha biyaha.
Qaar ka mid ah shacabka magaaladaasi ayaa dareenkooda warbaahinta la wadaagay.
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Shacabka Eldoret oo cabasho ka muujiyay qiimaha biyaha oo boqolkiiba 300 la...