DHAGEYSO:Xafiiska culimada ee Mandera oo dhaliilay xabsi daa’in lagu xukumay macallin dugsi

0
47

Guddoomiye ku xigeenka xafiiska culimada ee ismaamulka Mandera Sheekh Axmad Suudaan ayaa si adag u cambaareeyay xabsi daa’in lagu xukumay Sheekh Maxamad Nuur oo ah macallin dugsi Quraan oo lagu eedeeyay inuu faraxumeeyay gabadh ka mid ahayd ardaydiisa.
Sheekha ayaa sheegay in macallinka dusha laga saaray dambi uusan galin oo loo haynin wax caddeymo ah.