DHAGEYSO:Shacabka tuulada Weelxaar oo codsaday in dhakhaatiir iyo dawooyin la geeyo isbitaal dhawaan halkaasi laga dhisay

0
468

Bulshada ku nool tuulada Weelxaar ee hoostagta deegaan baarlamaaneedka Dadaab ee ismaamulka Garissa ayaa codsaday in loo furo isbitaal dhawaan laga dhisay tuuladaasi, balse aysan dowladda gaynin dhakhaatiir iyo dawooyin.
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa faahfaahinaya qodobkan